Fiidiyowgan afka Soomaaliga ah waxa uu hordhac u yahay Tirakoobka Labada Kun iyo Labaatanka, waxaa laguu dulmarayaa hab kooban oo ah su’aalaha waraaqda ku qoran ee intarnetka, oo waxa lugugu caawinayaa sida aad uga jawaabeyso su'aalaha ku qoran afka Ingiriiska.
All video content created by the U.S. Census Bureau is available on our YouTube channel. Subscribe to get notifications when new content is uploaded.